To whom it may concern!

To Whom It May Concern Monday the 7th May 2012 Subject: A false claim on Biimaal’s Traditional Leadership Institution Biimaal’s Traditional Leadership is an authority very clear, well structured and well known and it existed throughout the history of Somalia. The current Supreme Leader of the Biimaal is Suldaan Axmed Suldaan Maxamed Cali whom comes … Continue reading

Rate this:

The real name of BIIMAAL is ‘jAMAAL’ but nicknamed as ‘BIIMAAL’ meaning ‘being handsome’ in arabic!

Biimaal History””” The Biimaal is a subclan of Dir and “the Dir are the oldest and least cohesive of the Somali clans. Their original homeland in northwestern Somalia was the starting point for the subsequent southward expansion of the nomadic Somali clans. The Dir comprise four sub-clans; the Issa and the Gadabursi who still live … Continue reading

Rate this:

About Udubland

[UDUBLAND FLAG] The State of Udubland was established on February 17, 2011 by the communities of Lower Shabelle and the two Jubba regions under the leadership of President Addo. The inauguration ceremony was covered widely by the local press and was viewed internationally. The Administration of Udubland State follows the approach taken by the self-governing … Continue reading

Rate this:

Udubland’s President Addow Opens His Heart To London Evening Post.

Udubland | The London Evening Post. The President of the breakaway southern Somalia region of Udubland has appealed for an International conference on the … Sii akhri… http://thelondoneveningpost.com/category/udubland/

Rate this:

Guulaha Loo Rajeynayo Gobollada Koonfureed Sinna uma Dhowa, Umana Dheera.!

udubland flag

Sida xaqiiqdu ay tahay guulaha loo rajeynayo gobollada koonfureed sinna uma dhowa, waayo dad bey shaqo u tahay baaba’a iyo dabar-goynta qowmiyadihii assal ahaan kasoo jeeday koonfurta soomaaliya. Weerarada lagu xaalufinayo iyo cirib tirka bulshoweynta waa mid aan sinaba looga gaabsan karin, sababtoo ah Gobollada aynu ka hadleynaa runahaantii cidina uma maqna sidoo kale ceelna … Continue reading

Rate this:

Wada tashi iyo falanqeyn dheer kadib M/G UDUBLAND oo hogaan lagu kalsoon yahay loo doortay.

Tan iyo horaantii sanadkan ee la aas aasey halaganka cusub (UDUBLAND) iyo midnimada Gobollada koonfureed waxaa socdey dadaal dheeraad ah iyo wada xaajood lagu lafo-gurayey arrimo badan oo laf-dhabar u ah dar-dar gelinta iyo howlaha muhiimka u ah jiritaanka Maamul Goboleedka Udubland. Wada tashi iyo falanqeyn dheer kadib waxaa gebo-gebo kusoo idlaadey wajiyadii ugu horeeyey … Continue reading

Rate this:

Maxaa kala haysta Sed bursigii qarniyo hore ka dillaacey koonfurta Soomaaliya iyo damaca berrito!?

Iyadoo uu sida mowjadahii isku bed-bedelayey ama heerba heer iyo marxalad cusub soo marayey sed bursigii Gobollada koonfureed ku billoday muddo boqol sano ka badan ayaa xilligan aynu joogno isku bedeley mid xaaladiisu adagtahay, wajiyo cusubna lasoo baxay. Ayadoo dadwexnuhu ay qaati ka gaareen oo ay xamily waayeen tacadiyada iyo dhibaatooyinka kala gedisan ee mudada … Continue reading

Rate this:

Maxaa sabab u ah cadowtinimada loo qaadey UDUBLAND! Maxaase jawaab u ah!!??

Ayadoo maalmahan siyaabo kala duwan leysla dhex marayey hadal heynta Maamul-Goboleedka Udubland ayaa dhanka warbaahinta ka marneyn been abuurka jidka khaldan lagu hagayo shacabka soomaaliyeed. Website-ka waamonews ayaa waxa uu baahiyey war kutiri-kuteen ah oo sheegaya in beesha Biimaal ay qaadacday M/G/UDUBLAND, sidoo kalena ay tahay wax amiirka Al-shabaab Axmed godane uu soo dhoob-dhoobey udubland. … Continue reading

Rate this:

Ma Dhab Baa Caga-jugleynta Iyo Dhaleeceynta Loo Geysto Warsidaha JAMAAMEPRESS.!?

Sideedaba Soomaalidu waxey tiraahdaa Si xun wax u sheeg sixirna ka daran. Inta aanan dulucda qormadeyda u dhaadhicin waxaan akhristayaasha u bidhaaminayaa in qaoraallada Jamaamepress ay yihiin warar xaqiiqda ku saleysan oo marnaba looga gabbaneyn shaqsiyaad gaar ah ama cid walba oo dhibsata, si walba oo ay u kharaaraato balanteynu waxa ay tahay in runta … Continue reading

Rate this:

wagii beryaaba waayihiisa ayuu labaryaa.!!

Waagii beryaaba waayihiisa ayuu la baryaa , waqti kastaana wuxuu ku baraa cashar cusub wax badan ayaan is waydiinay maxaa loo waayay nabadoono odayaal ugaasyo salaadiin muwaadiniin ah ee u istaaga halganka udubland balse maanta waa lahelay waxaana ula jeeda hadalkayga shirkii ka dhacay magaalada muqdisho oo lagu taageeraayay maamulka udubland shalay oo taariikhda ahayd … Continue reading

Rate this:

Garaad xumida qab-qablayaasha iyo hana-qaadka UDUBLAND

Hinaasaha iyo carqaladaha lala doonayo UDUBLAND halkee bey ku biyo shuban doontaa? Ama cudurka la doonayo in lagu hakiyo howlaha Udubland miyey sii socon doonaan?Hadduuse sii socdo halkee buu salka dhigan!? Tani waxey soo dedejineysaa gebo-gebada ama ka hor tagga dulmiga reer hagar daamo iyo hana qaadka Udubland oo dhab ahaan u furma. Hor-dhacaas hadaan … Continue reading

Rate this:

Jaaliyada UDUBLAND ee Mag- Newyork oo dhaleeceey shirarka been abuurka ah ee ka socda Muqdisho.

Shir dag dag ah oo maanta aay yeesheen jaaliyada udubland ee ku dhaqan new york .u.s.aayaa waxaa loo gaa ga hadlay arimo dhoowr ah shir lashaeegay in uu ka dhacay magaalada muqdisho waxaana loogu dan lahaa in lagu qaldo dadka wax magaratka ah ee kasoo kala jeeda bulshada qaybaheeda kal duwan meeshii uu shirka kadhacay … Continue reading

Rate this:

Maamul goboleedka koonfurta ‘UDUBLAND STATE’ oo caawa lagu dhawaaqey.

udubland flag

Xaley oo ku beegneyd 17/02/11 ayaa waxaa lagu dhawaaqey maamul goboleedka lamagac baxey UDUBLAND STATE. xafalad si heer sare ah loo soo agaasimey looguna gogol xaarayey ku dhawaaqida iyo ansaxinta maamul goboleedka UDUBLAND STATE ayaa waxa uu ka dhacey HOTEL BURJ oo ku yaala bartamaha magaalada jiddah ee boqortooyada dalka sucuudiga. Xafladan oo in badan … Continue reading

Rate this:

  • Qaanadaha

  • Blog Stats

    • 34,565 hits
  • Online Marketing
    Add blog to our blog directory.

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

Join 643 other followers