• Jamaamepress

    Udubland's official news and information blog!

  • SocialVibe


Ciidamada Dowlada oo gaarey ilaa Daafeed

Taliska Ciidamada AMISOM ayaa sheegay in ciidamada dowladda KMG ah ee Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ay goordhow si rasmi ah ula wareegeen gacan ku haynta degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose. Afhayeenka Ciidamada AMISOM Paddy Akunda oo wareysi siiyay Warbaahinta ayaa sheegay in ciidamada huwanta ah ay hadda ku sugan yihiin goobaha muhiimka ah ee … Read more

Rate this:

Ciidamada DKMG oo la wareegay Carbiska iyo deegaano ku dhow

Ciidamada dowlada KMG Soomaaliya oo ayweheliyaan kuwa AMISOM oo maalintii labaad hawlgalo kawado inta u dhexayso Afgooye iyo Muqdisho ayaga oo ku socda dhanka dhulka howdka ah ayaa waxaa u suurta gashay maanta inay la wareegaan deegaanka loo barakacay ee Carbiska iyo deegaano kale. Ciidamada oo dagaal xoogan saakay ku qaaday difaacyadii Alshabaab ee dhanka … Read more

Rate this:

Wariye Mike oo lagu haysto gudaha soomaaliya oo loogu hanjabey in lagu wareejinayo Al-shabaab

Burcad Badeeda Soomaalida ah ee gacanta kuhaya Wariye asal ahaan kasoo Jeeda Dalka Mareykanaka hasa ahataee heesta Dhalashada Dalka Jarmalka ayaa ku hanjabay in ay u gacan galin doonaan Xarakada Al- Shabaab. Ninkan Wariyaha ah ayaa Kooxaha Burcad Badeeda Soomaalida ah waxa ee kasoo afduubteen Magaalada Gaalkacyo iyagoona dhoor bil gacantooda uu kujiro waxa ayna … Read more

Rate this:

Qarax ciidamada Kenya loogu geystey magaalada Mandera

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax xoogan oo ciidamada Kenya lagula eegtay degmada Mandhera ee xaduuda Soomaaliya. Qaraxan ayaa waxaa lala beegsaday gaadiid dagaal oo ay ciidamada Kenya leeyihiin kaas oo marayay xaduuda labada degmo Mandhera iyo B/Xaawo oo Gedo katirsan. Dad lagu kalsoon yahay ayaa Warqaad.con usheegay in qaraxa oo ahaa mino nooca … Read more

Rate this:

Addis ababa: Wakiilada beesha caalamka oo xaley si kala gooni ah ula kulmey C/weli Gaas, Shariif Xasan iyo Faroole (warbixin)

Wakiilo ka socda Midowga Yurub, Qaramada Midoobay, Mareykanka iyo Midowga Afrika ayaa xalay siyaabo kala gaar ah ula kulmay raysul wasaaraha xukuumadda KMG Somaaliya C/weli Maxamed Cali Gaas, Madaxweynaha Puntland C/raxmaan Faroole iyo Shariif Xasan oo ka mid ah lixda saxiixayasha qariirada roadmap-ka. Kulamadan kala gaarka ah ayaa gogol xaar u ahaa kulan maanta dhexmari … Read more

Rate this:

Qaraxyo mataano ah oo lala beegtay Bakaaraha

Laba qaraxyo ayaa waxya goor dhaw ay ka dhaceyn gudaha Suuqa Bakaaraha, oo ay maanta hawl-gallo wadajir ah ay ka wadaan Ciidamadda Booliska iyo Ciidamadda Nabad Suggida ee Dowladda Kmg ah ee Somaliya. Qaraxa koowaad ayaa wuxuu ka dhacay agagaaraha qeybta Cabdalla Shideeye, halkaasoo qaraxa lagula eegtay Ciidamadda Nabad Suggida oo hawl-gallo ka sameynaaya, iyadoo … Read more

Rate this:

Al-shabaab oo Beelweynta Biimaal ku boorrisay in ay ka qeyb gasho waxa ay ugu yeereen jihaadka ka jira Koonfurta soomaaliya

Maamulka Al-Shabaab ee gobolka Sh/Hoose ayaa ugu baaqay Beesha Biya maal oo kamid ah beelaha Soomaaliya in ay ka qeyb qaataan dagaaladda ka soconaya Soomaalia. Kulan ka dhacay deegaanka Number 50 ee gobolka Sh.Hoose ayaa Gudoomiyaha Shabaab ee gobolkaas Sheekh Max’ed Abuu Cabdalla waxaa uu sheegay in beesha looga baahan yahay dagaalyahano iyo in ay … Read more

Rate this:

In a story released on the web, Omar Hammami recounts how religious awakening after 9/11 transformed him into a homegrown. (By Colin Freaze)

It’s a rare writer who publishes an autobiography at age 28. But, if for nothing else, give former Toronto resident Omar Hammami credit for his literary audacity – and his extraordinary optimism in the face of peril. The Story of an American Jihaadi Part One was released on the blogosphere this week. “I might as … Read more

Rate this:

Hay’adda Duulista iyo Saadaasha Hawada Oo Ka Hadashay Sababihii Ay Diyaaradda Turkish Airways Muqdisho Ugasoo Degi Weyday

Hay’adda Duulista iyo Saadaasha Hawada Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixisay sababihii ay Diyaaradda Turkish Airways ugasoo degi weyday magaalada Muqdisho taasi oo maalmihii lasoo dhaafay ay dadku siyaabo kala duwan u fasirayeen. Mareeyaha Hay’adda Duulista iyo Saadaasha Hawada Xukuumadda Soomaaliya Eng Cali Maxamuud Ibraahim oo wareysi siiyey Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa tilmaamay … Read more

Rate this:

Rag qoorta looga jarey Galmudug iyo Shabaab oo loo hanjabey

Laba nin oo qoorta laga soo jaray ayaa waxaa la- soo dhigay qeybo ka mid ah Deegaanada Galmudug, waxayna baqdin xoog leh ay ku beereyn dadka Deegaanka, iyadoo dhinaca kalana lagu eedeeyay Xarakada Al Shabaab. Deegaanka Af Barwaaqo oo dhacda duleedka Magaalada Galkacyo kana tirsan tirsan dhinaca Deegaanada Galmudug, ayaa waxaa la-soo qortay nin qoorta … Read more

Rate this:

Wararkii ugu danbeeyey iyo Dagaaladii maanta ka dhacey Degmada Wardhiigley

Dagaalo khasaaro geystay ayaa waxay maanta ka dhaceyn Xaafadda Xararyaale ee Degmada Wardhiigley, waxayna dagaaladu ay si gaar ah ugu dhaxeeyaan Ciidamadda Booliska iyo Ciidamadda Nabad Suggida ee Dowladda. Dagaalada ayaa bilowday markii Ciidamadda Nabad Suggida ay dagaalo ku soo qaadeen Ciidamadda Booliska, oo xalay la- sheegay inay Degmada Wardhiigley hub uga qaateen qaar ka … Read more

Rate this:

Wiil kii caqliga ka qaadey boqorka

Soomaalida markay joogeen somalia ma ayalahan TV laga dawado mada daalada caruuta waxaa caruuta somaliya mid magaalo iyo mid baadiyeba lagu mada dalin jiray sheekooyin ah khiyaali. sheekoyinkaas oolayska soo dhaxli jiray ninba nin ka kale u soo gud bin jiray illa iyo maanta soco ta. sheekadan caruutii aan wada ciyaari jiray baa iiga sheekaysa. … Read more

Rate this:

Nin maskaxda ka xanuunsan (waalan) oo badbaadiyey nolosha lamaane isnecbaa (qisso dhab ah)

Ma ogtahay aqristow in dadka waal waalan xiliyada qaar laga helo xigmado dhaxal gal ah oo wax badan saameen ku yeesha dadka caafimaadka qaba waxaana xiliyada qaar ay xaliyaan Mushkilado ay xaliyi waayeen dadka miirka qaba. Qisadan ku saabsan ninka waalan ee sababta u noqday in ay dib isku jeclaadaan lamaane is necbaa oo go’aan … Read more

Rate this:

Khiyaanada iyo Beenta waa burburiyaha jaceylka!!!

INta Badan waxaa dhacda in labo qof oo Lamaane ah ay si kedis ah oo lama filaan ah isu gariifaan amaba ku kala tagaan, waxaana inta badan kala tagoodaas ama is gariifkooda sabab looga dhigaa bilowga haasawahooda oo ay ku unkaan been & hadalo aan jirin oo khayaano ah. Haddaba beys xumida & been ku … Read more

Rate this:

Munaasabad Lagu Dhaarinayey Wasiirka Beeraha Oo Ka Dhacdey Xafiiska Gudoomiya Baarlamaanka

Munaasabad maanta lagu dhaarrinayay wasiirka cusub ee Beeraha iyo Xanaanada Xoolaha ahna Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Soomaaliya Dr. Xussein Sheikh Xussein ayaa ka dhacday Xafiiska Gudoomiyaha Baarlamaanka ee magaalada Muqdisho. Munaasabadda ayaa waxaa goob joog ka ahaa Gudoomiyaha Baarlamaanka Shariif Xasan, Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Cabdiwali Max’ed Cali Gaas, Wasiirka Garsoorka iyo Cadaaladda, iyo Qaar … Read more

Rate this:

Kenya, Russia call for speedy re-hatting of troops into AMISOM

(Xinhua via COMTEX) – Kenya and Russia on Tuesday urged the UN Security Council to fast- track the re-hatting of the Kenya Defense Forces (KDF) into the AU Peacekeeping Mission in Somalia (AMISOM) as part of the pan African body’s strategy to combat Al- Shabaab. President Mwai Kibaki, who held talks with visiting Russian Special … Read more

Rate this:

Puntland oo dil toogasho ku xukuntey Guddoomiyaha maamulka Raas-Caseyr iyo Gudoomiyaha oo ka hadley

Maamul Goboleedka Puntland ayaa wuxuu dil toogasho uu ku xukumay Gudoomiyaha Maamulka Raas-caseyr Mudane Faarax Maxamed Yuusuf “Doox Joog”, iyadoo ku eedeysay mid kala qeyb- qeybinaaya Maamulka Puntland, sida ay sheegtay. Maxkamadda Gobolka Bari ee Maamulka Puntland ayaa waxay xukun dil toogasha ah ay ku xukuntay Faarax Maxamed Yuusuf, isagoo ku sugan Magaalada Muqdisho, kana … Read more

Rate this:

Al-shabaab oo ammaro cusub kusoo rogtey deegaano ka tirsan Galmudug oo ay dhowaan gaareen

Dagaalyahano katirsan Xarakada Al-Shabaab oo dhawaan gaaray Deegaano katirsan Gobolka Mudug ayaa maanta amaro cusub kusoo rogay deegaanada ee gacanta ku dhigeen dadka kunool. Ciidamadan Shabaab katirsan oo gaaray Deegaano ku dhaw Degmada Hubyo ee maamusho Maamulka Galmudug State ayaa durbo bilaabeen in amaro hor leh oo Shabaab horey looga bartay kusoo rogaan goobaha ee … Read more

Rate this:

Dowladda Mareykanka oo shaacisey iney ciidamo aad u taba-baran ay geynayaan Soomaaliya

Dowladda Maraykanka oo iyadu calanka u sida dhaqaalaha xoogan ee ku baxaaya Ciidamadda Midowga Afrika ee Amisom, ayaa waxay shaaca ka qaaday in dalka Somaliya la-geynaayo ciidamo hor leh, oo qaba tababaro dheeraad ah. Colnel Luis Perozo oo ka mid ah Saraakiisha Dowladda Maraykanka ee ku sugan Safaaradda Maraykanka ee Kampala, oo wareysi siiyay Wakaaladda … Read more

Rate this:

Qarax Ciidamada Ethiopia Lagula Eegtay Gobolka Hiiraan Iyo Shacab Waxyeelo Kasoo Gaarey

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax xoogan oo ciidamada dowlada Itoobiya lagula eegtay Magaaladda Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Qaraxa oo ahaa miino nooca gacanta laga tuuro ah ayaa ciidamada lagula eegtay bariga magaaladda sida uu sheegay qof Beledweyne kusugan. ‘Qaraxa waxaa lala beegsaday iyagoo ku sugan bariga-magaalada magaran karo walaal in uu qasarao … Read more

Rate this:

Mashaakilka Xawaaladaha Soomaalida iyo Bangiyada Mareykanka oo soo cusboonaaday

Milkiilayaasha Xawaaladaha Soomaalida ee dalka Mareykanka ayaa sheegay in quus ka ay taagan yihiin wada shqeyn ay la yeeshaan Bangiyada dalkaasi, iyagoo sheegay in maanta ay qaadayaan tallaabo ay uga jawaabayaan arrintaasi. C/raxmaan Muuse oo ka mid ah milkiilayaasha Xawaaladaha Soomaalida ee dalka Mareykanka ayaa warbaahinta u sheegay in ay soo cusboonaatay dhibaatada xagga wada … Read more

Rate this:

Dowlada Puntland ayaa soo Bandhigtay Taariikh Nololeedkii Allaha U naxariistee Dr.Cabdi Xasan Jimcaale.

DAWLADDA PUNTLAND EE SOOMAALIYAXafiiska Wasiirudawlaha Arrimaha Dawlad-Wanaagga PUNTLAND STATE OF SOMALIA Office of the State Minister for Good Governance Ref. WD/DW/5-08/2012 Taariikh : May 10, 2012 Ujeeddo : Taariikh-nololeedka Dr. Cabdi Xasan Jimcaale (01/01/1948-07/05/2012) Inna Lillaahi wa innaa Ilayhi Raajicuun. Waxaa shalay oo ay Taariikhda Miilaaddiga ahi ahayd 09/05/2012 Qabuuraha Muslimiinta ee London, caasimadda Ingiriiska … Read more

Rate this:

Quursigu qiil maleeyahay, Qiso dhab ah.

Qisadan ayaa dhex martay lamaane is jecel oo soomaaliyeed kuwaas oo kala ah clqadir iyo fa,isa. Waxan kudhashay magaalada muqdisho waxan kubarbaary xafada xamarwayne waxan dugsigaygii hoose dhexe kuqaatay xaawo taako dugisgii sarena al massal primary secondry school kuyaala 21 oktoobar ama kmg-4 sanadku markuu ahaa 2003 ayaa aabahay oowaqtigaa kusugan dalka maraykanka ayaa bilaabay … Read more

Rate this:

Hub iyo walxaha qarxa oo laga helay Wasaarado Dowladeed iyo saraakiil ka hadashey

Ciidamadda Dowladda Kmg ah ee Soomaaliya ayaa waxay maanta hawl- galo ballaaran ay ka sameeyeen Magaalada Muqdisho, hawl-galadaasi ayaa waxay uga saareyn dadkii degganaa Wasaaradaha Qorsheynta iyo Waxbarashada iyo Tacliinta. Ciidamadda Nabad Suggida iyo Ciidamadda Amisom ayaa waxay suura-geliyeen in dadkii deganaa Wasaaradaha Qorsheynta iyo Waxbarashada iyo Tacliinta ay xoog uga saaraan xaruumahaasi, oo ay … Read more

Rate this:

Indha Cadde: ‘dibad-bax yaan la qaban’

Siyaasiga is rog roga ee Yuuusf Maxamed Siyaad Indha-Cadde oo kamid ahaa dadkii Mudooyinkaan dambe sida aadka uga soo horjeeday Dastuurka cusub ee dalka loo Ansixin rabo Ayaa xilligaan ka dhawaajiyay in qodobadii ay ka muransanaayeen qaarkood wax laga badalay. Indha-Cadde oo la hadlayay mid ka mid ah idaacadaha Maxaliga ee ka Howlgala Muqdisho ayaa … Read more

Rate this:

Qarax ciidamada dowlada lagula eegtay Baar-Ubax

Qasaaro xooggan ayaa ciidamada Dowlada KMG kasoo gaaray qarax xooggan oo maanta lagula beegsaday agagaarka isgoyska Baar ubax ee degmada howlwadaag. Qatraxa oo ahaa mid aad uxooggan ayaa ciidamada lagula eegtay Isgoyska Baar Ubax iyo Carwo Idka waxaana soo baxaya warar sheegaya in dhimasho iyo dhaawac uu ciidamada kasoo gaaray qaraxaas. Qof kamid ah dadkii … Read more

Rate this:

Qilaafkii Shariif Axmed iyo C/weli gaas oo sii xoogeystey

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Cabdiweli Maxamed Cali ayaa diiday in xil ka qaadis lagu sameeyo maareeyaha dekedda Muqdisho inta lagu jiro xilligan kala guurka ah, kaddib markii uu dhawaan madaxweynuhu xilka ka qaaday maareeyaha. Madaxweynaha iyo ra’iisul wasaaraha ayaa xalay kulan saacado qaatay ka yeeshay muranka ku saabsan xil ka qaadista maareeyaha dekedda Muqdisho, Sayid Cali … Read more

Rate this:

Gabadh Al Shabaab ka tirsan oo dooneysay inay isqarxiso oo iyada uun kula qarxay jaakad ka sameysan walxaha qarxa

Gabadh dhalinyaro ah oo ka tirsan Xarakada Al Shabaab oo xirneyd jaakadaha walxaha qarxa ka sameysan, ayaa wuxuu maanta kula qarxay duleedka Magaalada Ceelbuur ee Gobolka Galgaduud. Dahabo Cumar Caga-baruur oo la-sheegay inay heysato Shahaadada Mastareedka, ayaa waxay maanta ku geeriyootay tababarka, xilli loo-tababaraayay qaabka leesku qarxiyo, marka uu ruuxa xiran yahay jaakadaha ka sameysan … Read more

Rate this:

Qarax Saakay Ciidamadda Dowlada lagula eegtay Muqdisho

Ciidamo katirsan Dowlada KMG Soomaalia ayaa qarax xoogan saakay lagula eegtay deegaanka Flaronca ee degmada Wardhiigley. Qaraxan oo ahaa miino nooca dhulka lagu aaso ah ayaa ciidamada lala eegtay xili ay marayeen wadada Floronca ee Muqdisho. Mid kamid ah Dadka deegaanka ayaa inoo sheegay in qaraxaas uu ahaa mid aad uxooggan oo qasaaro uu kasoo … Read more

Rate this:

Ra’iisul Wasaaraha Somalia oo Muqdisho kula kulmay wafdiyo ka socday, Qaramada Midoobay, Mareykanka, Midowga Y urub

Muqdisho – Soomaaliya Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Cabdiweli Maxamed Cali ayaa maanta Muqdihso ku qaabilay wafdiyo kala duwan oo ka kala socday Qaramada Midoobay, Mareykanka iyo Midowga Yurub. Wafdiga Qaramada Midoobay oo ay hogaaminaysay ku xigeenka xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay ee dhinaca gargaarka bani’aadamnimo Catherine Bragg ayaa kala hadlay ra’iisul wasaaraha Soomaaliya xalaadda ay ku … Read more

Rate this:

Dibad-bax Ballaaran oo ka soconayo Xaafadda Eastleigh (Islii) ee Nairobi iyo Goobihii Ganacsi oo gabi ahaan xiran

Nairobi – Kenya Waxaa maanta ka soconayo Xaafadda Eastleigh (Islii) ee magaalada ee Nairobi dibad-bax ballaaran oo ay soo qabanqaabiyeen ganacsatada xaafadda, kaasoo ay uga cabanayaan amni darrida kusoo badaneysa Xaafadda. Dibadbaxan ayaa ka danbeeyay kadib markii xalay kooxo hubeysan ay dhac u geysteen ilaa todobo tukaan oo ganacsi kuwaasoo ay ka qaateen hanti fara … Read more

Rate this:

Faahfaahin: Dad Ku Dhaawacmay Qarax ka Dhacay Boocame oo La Gaarsiiyey Garowe

Garowe: Illaa saddex ruux oo rayid ah oo xalay ku dhaawacmay bambaano lagu qarxiyey goob lagu shaah cabo oo ku taalla degmada Boocame ee gobolka Sool ayaa maanta la gaarsiiyey magaalada Garowe, sida ay Waajidpress u sheegeen saraakiil caafimaad oo Garowe ku sugan. Saddexda ruuxee rayidka ah ayaa la sheegayaa in dhaawacyadooda ay fududyihiin hase … Read more

Rate this:

Talyaaniga iyo Ethiopia oo iska kaashanaya howl-gallada Soomaaliya

Ra’iisul wasaaraha dowladda Ethiopia Malez Zanawi oo kaddib kullan Magaalada Addis Ababa Wafdi ka socday dowladda Talyaaniga oo uu hogaaminayay Wasiirka arrimaha dibadda ee dalkaasi Guilio Deterza ayaa sheegay in dowladaha Ethiopia iyo Talyaaniga ay iska kaashan doonaan nabad kusoo celinta dalka Soomaaliya. Malez Zanawi ayaa waxaa uu sheegay in dowladda Talyaaniga ay ballan qaadday … Read more

Rate this:

Shariif oo si kulul uga hadlay dadka kasoo horjeeda Dastuurka

Madaxweynaha Dawladda KMG ah ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa mar kale si kulul uga hadlay dadka siyaasiyiinta ee kasoo horjeeda dastuurka cusub kuwaasi oo tilmaamay in ay dalka dib ugu celinaayaan wixii lasoo dhaafay. Madaxweynaha oo hadal ka jeedinaayey shirkii madaxda dhaqanka ee shalay ka furmay magaalada Muqdisho ayaa waxa uu siyaasiyiinta ugu baaqay … Read more

Rate this:

Abuu Muscab: ”Ahlu Suna waxay dhaafi la’dahay Ceel-buur iyo Wabxo, Dhan walbana Annaga ayaa ka xiga”

Sheekh Abuu Muscab ayaa wuxuu sheegay in Ciidamadda Ahlu Sunna ay go’doon ku yihiin sida uu inta u dhaxeysa Magaalada Ceelbuur iyo Deegaanka Wabxo ee Gobolka Galgaduud, oo ay bishii hore la- wareegeen. Afhayeenka Ciidamadda Milatariga ee Xarakada Al Shabaab Sheekh C/Casiis Abuu Muscab, oo wareysi siiyay Idaacada Andulus oo ku hadasha afka Xarakada Al … Read more

Rate this:

Nuxurka Qudbadihii maanta ay jeediyeen madaxda iyo hogaanka dhaqanka (akhriso)

Maanta oo ah maalinnimo Sabti ah taariikhda Hijriyada Islaamkuna ay tahay 14-Jumadul- Aakhir-1433 Miilaadiyaduna ay ku beegantahay 05- May-2012 waa maalin ku weyn shacabka Soomaaliyeed guud ahaanba waayo waxaa si rasmi ah uga furmay uga furmay Caasimadda Dalka Shirka Odayaasha Dhaqanka oo iyagu isaga kala yimid guud ahaanba gobollada Dalka kuwaasi oo soo xulaya ergada … Read more

Rate this:

Wasiir ka tirsan Galmudug oo Muqdisho lagu afduubey

Wararka Naga Soo Garaya Magaalada Muqdisho Ayaa Tibaaxaya in Halkaasi Maanta Laga Afduubtay Wasiirkii Maaliya Maamul Goboleedka Gal-mudug State. Wasiirkani la Afduubtay oo Lagu Magacaabi jira C/ laahi Jaamac ayaa xiligii la afduubanayay marayay Afaafka hore ee Guriga uu ka tagan yahay Magaalada muqdisho Madaxwaynaha Maamulkaasi. Kooxahani ayaa Jirdil Xoogan u Gaystay Wasiirka ka hor … Read more

Rate this:

Qodobo xasaasi ah oo Madaxweynaha ka sheegay Shirka

Madaxweynaha Dowladda Kmg ah ee Soomaaliya Mudane Shariif Sheekh Axmed, oo ka qeyb gallay Shirka Odayaasha Golaha Dhaqanka ee Soomaalida oo maanta uga furmay Magaalada Muqdisho, ayaa wuxuu ka hadlay dhawr qodobo oo xasaasi ah. Madaxweynaha ayaa wuxuu marka hore uu sheegay in Odayaasha Golaha Dhaqanka ee Soomaalida laga soo xulay Deegaanada Wadanka Soomaaliya, isagoo … Read more

Rate this:

Soo xulista odayaasha dhaqanka ee dastuurka cusub oo Muqdisho ka furmay

Waxaa iminka si toos ah u furmay Shirka Ergada Ansaxinta Dastuurka Qabyo Qoraalka ee uga furmanaayay Magaalada Muqdisho, waxaana soo xaadiray dhamaanba Ergada loogu talla gallay inay Ansaxiyaan. Shirka ayaa wuxuu si habsami leh uu uga bilowday Xaruunta Booliska ee General Kaahiye ee Degmada C/ Casiis ee Gobolka Banaadir, waxaana si weyn loo-adkeeyay ammaanka aggaasi, … Read more

Rate this:

Xaabsade iyo Aadan Madoobe oo gaarey Bakool

Xildhibaan Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo shalay kasoo laabtay dalka Itoobiya oo ay safar ku joogeen isaga iyo xildhibaan Maxamed Ibraahim Xaabsade haddana ku sugan degmada Xudur ee gobolka Bakool ayaa sheegay inay wadahadallo hoose kula jiraan xubno ka tirsan Xarakada Al- shabaab. Sheekh Aadan Madoobe ayaa hadalkan ku sheegay wargeysi uu siiyay VOA-da … Read more

Rate this:

  • Qaanadaha

  • Blog Stats

    • 7,455 hits
  • Online Marketing
    Add blog to our blog directory.

  • The Big DayJuly 25th, 2012
    1 month to go.
Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

Join 54 other followers